Daawo Shacabka Magaalada Gabiley Oo Si Wayn Utaageeray Ciidanka Qaranka Ee Jiida Hore Hadalo Digniina Siiyay Sharwadayaasha Punthland

Gabiley(GNN)Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Gabiley Ayaa Taageero Balaadhan Umuujiyay Ciidanka Qaranka Ee Dagaalka Kula Jira SHarwadayaasha Maamulka Punthland Waxeyna Ciidanku Ku Taageereen Dagaalka Ay Ku Sugayaan Dhulka Somaliland,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE