Daawo Shacabka Somaliland Ee Daafaha Caalamka Ku Nool Oo Ka Hadlay Khilaafka Ka Taagan Goorta La Xusayo 18ka May

Hargaysa(GNN) Bulshada Reer Somaliland Ee Ku Nool Daafaha Caalamka Ayaa Ka Hadlay Fikirkooda Ku Aadan Goorta La Xusayo 18ka May Oo Ah Markii Somaliland Xoriyadii Iyo Gobonimadii Kalaso Noqotay Dalkii Somalia Sanaddi 1991

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEYNEWSNEYWORK(GNN)

HARGAYSA OFFICE