Daawo Shaqaalaha Caafimaadka Isbitaalka Guud Ee Gobolka Gabiley Sidey Uga Qaybqaateen Xuska 18ka May Iyo Wacdaro Ay Soo Bandhigeen

Gabiley(GNN)Shaqaalaha Caafiamadka Ee Isbitaalka Guud Ee Magaalada Gabiley Ayaa Wacdaro Kuso Bandhigey Xuska 18Ka May Ee Sanad Guuradii 27 Ee Markii Somaliland Xornimadii Kala Soo Noqotey Somalia, Dr Ridwaan Maxamed Cali Isaga Oo Gudanaya Waajibaadka Ilaalinta Waddanyada Iyo Masuuliyada Ka Saaran Dalkiisa Hooyo, Wuxu Siwayn Uso Qalabeeyay Oo Uu Soo Agaasimey Qaybaha Kala Duwan Ee Shaqaalaha Caafiamadka  Sibitaalka Guud Ee Gobolka Gabiley Waxeyna Socod Kuso Mareen Wadooyinka Iyo Goobaha Farasmagaalaha Waxana Ka Muuqatay Shaqaalaha Caafiamadka Waddaniyad Dhiirigalin Muxubo Iyo Kalsooni Iyago intaasba Ayka Turjumeyso Sida Diran Ee Ay Maamulka Isbitaalka Uga Go,Antahay  In Kor Loo Qaado  Xuska 18ka May Lana  Cadeeeyo Mawqifka Bulshada Ee Ku Aadan Dareenka Waddanyadaleh Ee Lagu Muujinayo Madaxbanaanida Somaliland,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA 

Waxana Shaqaalaha Caafiamadka Isbitaalka Guud Ee Gobolka Gabiley Horkacayay Dr Ridwaan Maxamed Cali Oo Isagu Kor Uqaadey Sumcada Iyo Tayada Isbitaalka Guud  Ee Gobolka,Shaqaalahan Oo Wadooyinka Umareyay Si Braticooleh Ayaa Saamyn Wayn Ku Yeeshay Xuska 18ka May,Waxaeyna Door Shariifa Ka Qaateen Habka Ay Uqabsoontay Dabaaldega 18ka May

Shaqaalaha Isbitaalka Guud Ee Gobolka Gabiley Waxey Caanku Yihiin In Ay Markasta Iyo Meelkasta Uu Dareenka Waddaniyadu Shaqeeyo Waana Hanaanka Ayku Dhaafeen Isbitaalada Kale Ee Facooda Ah,

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABLEY OFFICE