Daawo Shaqaalaha Shirkada Dhismaha Ee Xaaji Muuse Oo Siwayn Uga Qaybqaatey Xuska 18Ka May Waxeyna Gabiley Kuso Bandhigen Guri Gaadh Laso Saarey
Gabiley(GNN) Shaqaalaha Kala Duwan Ee Shirkada Dhismaha Ee Xaaji Muuse Ayaa Maanta Magaalada Gabley Kaga Qaybgaley Dabaal Dega Xuska 18KA May Waxana Ay Soo Bandhigeen Nidaam Cusub Oo Cajiiba Waxey Guri Ay Ka Dul Sameeyeen Gaadhi Kaga Qaybgaleen Xuska 18ka May,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABLEYNEWSNETWORK(GNN)
GABILEY OFFICE