Daawo Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada JSL Dr Sacad Cali Shire Ayaa Kawaramey Kulan Dhexmarey Isaga Iyo Golaha Guurtida Somaliland

Hargeisa(GNN) Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire Ayaa Waxa Uu Golaha Guurtida Iyo Gudida Arimaha Dibada Golaha Guurtida Uga Waramey Halka Uu Marayo Waada Shaqeynta Iskaashiga Caalamiga Ah Ee Ka Dhexeeya Xukuumada Somaliland Iyo Caalamka Dr Sacad Cali Shire Ayaa Sidoo Kale Carabka Ku Dhuftey Iney Haayadaha Aan Somaliland Aqoonsaneyn Ay Wadanaka Si Deg Dega Uga Baxaan

 

HALAKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

 

 

 

 

Gabileynewsnetwork(Gabiley.net)

GABILEY OFFICE