Daawo Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtey Isagoo Xildhibaanku Safar Caafimaad Ku Tagey Wadanka Hindia

Hargeisa(GNN) Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Ayaa Dad Aad U tira Badani Kusoo Dhaweeyay Madaarka Egal Intaransiol Erbot Ee Caasimada Hargeisa Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Ayaa Hadaba U Mahad Celiyay Dadkii Soo Dhaweyntaasi Ka Qeyb Qaadatey Sidoo Kale Xildhibaanku Waxa Uu  Carabka Ku Dhuftey Inaanu Gabi Ahaanba Wadanku Uuna Heysan Waxa Dhakhaatiira Iyo Waxa Agab Caafimaada

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

 

 

 

 

Gabileynewsnetwork(Gabiley.net)

GABILEY OFFICE