Daawo Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Deegaanka Gogeysa Gaadhsiiyay Deeqo Raashina Oo Lagu Gargaarayo Dadkii Dufaanadu Waxyeelada Kaso Gaadhey

Gabiley(GNN)Xukumadu Iyado Siiwada Hanaanka Raashinka Gargaarka Ah Lagu Gaadhsiinayo Dadkii Masiibada Kaso Gaadheyy Rooababkii Dabeylaha Iyo Duufaaantanada Wate Ee y Ku  Dhuftey Xeebaha Somaliland, Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Mustafe Xaaji Cabsiiye  Iyo Xildhibaan C,Qaadir Maxamed Faarax Waxey Deeq Raashina Gaadhsiiyeen Deegaanada Gogoysada Sare Iyo Ta Hoose Boqolaal Qoysaska Dhibaatadu Saameysay Ayaa Loo Qaybiyay Deeqdan Oo Ka Kooban Baasto Caano Bariis Iyo  Timir Dadka Deeganada Way Mahadiyeen Gargaarkan Degdega Ah Ee Lagu Garab Istaagyo Dadka Roobabka Duufanada Ay Waxyeeleyen, Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Ayaa Curisey Qorshe Dhawr Gruub Ah Oo Loo Kala Direy Waqooyaga Gobolka Gabiley Si Raashinkan Loo Gaadhsiiyo Dadkaasi Masiibadu Haleeshay,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Si Kastooy AHaataba Waxa Si Idaba Jooga Loo Wada Gurmadka Loo Fidinayo Dadkii Duufantii Kow Ay Waxyeeshay Iyado Laga Duulayayo Qorshaha Xukumada Ee Ku Saleysan In LalaLa Tacaalo Masiibooyinka Dabiiciga Ah Ee Inta Awoodeena Ah Waxana Raashinka La Gaadhsiiyay Inta Ugu Badan Ee Waqooyiga Gobolka Gabiley Oo Duufaantu Haleeshay,

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE