DEGDEG : Madaxweynaha JSL oo kulan Wada tashi la qaatay Haldoorka Qaranka oo ay ku jiraan Madaxdii dalka soo maray iyo madaxda kala duwan ee Laamaha qaranka.

Madaxwene Muuse Biixi Cabdi waxa uu caawa kulan dagdag ah oo xaalada wadanka lagaga tashanayo la qaatay masuuliyiinta ugu saraysa Laamaha kala duwan ee qaranka iyo madaxdii hore ee qaranka soo maray. Halkan ka akhri warsaxaafadeed imika laga soo saaray kulankaasi.