Daawo Ardayda Fasalka 8Aad Ee Dugsiga Cigaal Oo Maanta Si Rasmiya Uga Qaybgaley Iyo Dardaarankii Maamulaha

Gabiley(GNN)Ardayda Dugsiga Cigaal Ee Ayaa Maanta Magaalada Gabiley Ufadhiistey Imtixaanka Shahaadiga Ah Oo Maanta Magaalada Gabiley Si Rasmiya Uga Bilaabmay Iyo Maamulaha Dugsiga Oo Dardaaran Ujeediyay,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE