Daawo Gobolka Gabiley Oo Gawaadhi Raashin Iyo Shidaala Ugu Deeqay Wasaarada Gaashaandhiga Si Loogu Taakuleeyo Ciidanka Qaranka Ee Ku Sugan Gobolka Sool

Hargaysa(GNN)Ganacsada Iyo Dadwaynaha Degmooyinka Gabley Iyo Wajaale Iyo Guud Ahaanba Gobolka Gabiley Aya Maanta Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Ku Wareejay Sadex Gaadhi Raashina Iyo Sadex Booyadaha Shidaalka Ah Oo Ay Ugu Talagaleen In Laguu Garab Istaago Ciidanka Qaranka Ee Deegaanka Tukeraq  Ku Sugan

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE