Daawo Kumanaan Iyo Boqolaal Shacabka Reer Gabiley Ah Oo Saaka Iskuguso Baxey Salaada Ciidul Fidriga Iyo Wasiiro Kala Qaybgaley

Gabiley(GNN)Kumanaan Iyo Boqolaal Bulshada Ku DHaqan Magalada Gabiley Ayaa Saaka Barqadii Iskuguso Baxey Salaada Ciidul Fidriga Waxana Salaada Ciida Lagu Tukadey Garoonka Kubada Cagta  Wasiirada Wasaarada Qorsheynta Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Maaliyada Wasiirka TIknoolijayada Maamulka Gobolka  Iyo Masuuliyiin Kale  Ayaa Shacabka Reer Gabiley  Kula Tukadey Garoonka Ciyaaraha Ee Magaalada Gabiley  Ragcadaha Salaada Kadib Waxa Bulshada Halka Kala Hadlay Wasiiro Masuuliyiinta Gobolka Iyo Culimaawdiinka Diinka Deegaanka

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE