Daawo Kumanaan Shacabka Wajaale Ah Oo Saaka Barqadii Iskugusoo Baxey Tukashada Salaada Ciidul Fidriga Iyo Masuuliyiinta Wajaale Oo Kaso Qaybgaley

Kumanaan Iyo Boqolaal Shacabka Reer Wajaale Ah Oo  Wajiyadooda Laga Dheehanayay Farxada Maalinta Ciidul Fidriga Ayaa Saaka Barqadii Usoo Jarmaadey Garoonka Kubada Cagta  Ee Siilaanyo Stadiam Si Ay Utakadaan Ragcadaha Salaada Ciidul Fidriga,Bulshada Wajaale Waxa Salaada Ciida Kalaso Qaybgaley Gudoomiye Ku Xigeenka Wajaale Mursal Nuux Cismaan Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Iyo Dhamaan Shaqaalaha Dawlada Hoose  Ee Wajaale Iyo Culumaawdiinka Magaalada

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

WAJAALE OFFICE