Daawo Maamulka Degmada Arabsiyo Oo Soo Kormeeray Sariimdaha Fuliyayna Qaybo Ka Mida Balanqaadkii Ay Sheegeen

Arabsiyo(GNN)maayerka dagmada arabsiyo oo uu weheliyo xoghayaha fulintee ee dagmadu ayaa kormeeray hawlo shaqo oo at kafuliyeen sariibada dagmada islamarkaana hambalyeeyay maalinta qaran ee 26 juun ,waxaana halkaasi iyaguna kamahad celiyay haweenwaynaha sariibada oo sheegay inuu maayerku fuliyay waxyaabihii uu balan qaaday,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://www.youtube.com/watch?v=DWUgx02hrwM

REPORTER MUUSE XASAN XUSEN 

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

ARABSIYO OFFICE