Daawo-Mid Kamida Madax-Dhaqameedka Gobolka Gabiley Oo Taageeray Shirka Beelaha Garxis Shaaciyeen Inay Qabsanayaan.

Jiif Caaqil Dayib Cabdi Ciidle Amaan Ayaa Waxaa Uu Sheegay Inay Taageersan Yihiin Haddii Ay Yihii Madax-dhaqameedka Gobolka Gabiley Shirweynaha Beelaha Garxajis Shaaciyeen Inay Dhawaan Qabsanayaan, Waxaanu Sheegay Inay Tahay Wax Munaasib Ah Wadatashigii lagu Xoojinayo Qaranimada iyo Dhismaha Dawlada sidoo kalena ay Beelahaasi Kagaga Wadatashanayaan Sidii Ay Nabad Galyo iyo Walaalnimo ugula noolaan lahaayeen

Halkan Hoose Ka Daawo.