Gabiley(GNN)Tartanka Kubada Cagta Ee Kooxaha Heerka Labaad Ayaa Garoonka Mo Farah Ee Magaalada Laguso Gabagabeyay Waxana Ku Guuleystay Kooxda Brothers Waxana Kaso Qaybgaley Maayerka Magaalada Gabiley Iyo Masuuliyiin Kale,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(GNN)
GABILEY OFFICE