Daawo Wajaale Iyo Doorkeeda Deeqaha Raashinka Iyo Shidaalka Ah Ee Lagu Wareejiyay Ciidanka Qaranka Ee Tukeraq

Hargaysa(GNN)Maamulka Wajaale Ayaa Qaybwayn Ka Qaatey Dhirigalinta Ciidankeena Difaacaya Ciideena Hooyo Xaashi Maxamuud Cabdi Gudoomiyaha Wajaale Ayaa Qayb ka Ahaa Masuuliyiin Magaalada Hargaysa Gaar Ahaan  Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga Ku Wareejiyay Gaadiid Raashin Iyo Shidaala Oo Ganacsada Iyo Bulshada Gobolka Gabiley Ugu Deeqeen Ciidanka Qaranka Ee Deegaanka Tukeraq Ee Gobolka Sool Ku Sugan,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE