Daawo-Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technology-yada Somaliland Oo Ka Warmay Qorsheyaasha Horumarineed Ee Dhinaca Isgaadhsiinta Dalka.

Hargeisa(GNN):-Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technology-yada Somaliland Mudane C.wale C.laahi Suufi Jibriil Oo u Warmayey Barnaamijka Dhinaca Technology-yada ee Bulsho Tv Ayaa Waxaa Uu ka Waramay Qorsheyaasha Horumarineed ee Dhinaca isgaadhsiinta Dalka Kuwaas oo Ay Ku hawlantahay Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technologyada Dalku.

Halkan Hoose Ka Daawo.