DAAWO:Madaxwaynaha Maamulka Puntland oo Eryay Taliyaal Ciidan iyo ….

Hoos Ka Daawo Madaxwaynaha Maamulka Puntland oo xilkii ka qaaday agaasimayaashii hay’adda sirdoonka PIA Cabdirsaaq Ciise Xuseen (Khaatumo) iyo Agaasimaha Guud ee Hay’ada kale ee Amniga ee Cabdulaahi Aadan Maxamed (Cabdulaahi Ulle).