Hambalyo Meher Wacan-Cumar Cismaan Miigane Iyo Marwadiisa Tasliin Cali Shaqale Oo Meherkooda Ka Qabsoomay Magaalada Hargaysa.

Dhamaan Dhalinyarada ,Aqoonyahanka, Iyo Bulshada Qaybaheeda kale Duwan Ayaa Waxay Halkan dhambaal Hambalyo ah Uga dirayaa Meherka  Mudane Cumar Cismaan Miigane iyo Marwadiisa Tasliin Cali Shaqale oo maanta ka qabsoomay magaalada hargaysa Gaar ahaan Huteelka Maansoor. Xaflada Meherka ayaa ahayd mid si heer sare loo soo Agaasimay Isla markaana Badi kulmisay haldoorka Somaliland iyadoo goobta xafladu ka qabsoontay ahayd mid ay si gaara U Mideysay Dhalinyarta Reer Somaliland.

Hanbalyadan Farxada Leh Ayaa Waxay Asxaabtan kala Duwanu u Dirayaan Boqorka iyo Boqorada waxay dhambaalkan udiraan qoyskan cusub ee kusoo biiray aqalada muslimiinta gaar ahaan kuwa somaliland.

Faysal Cumar Madar 

Maxamed Axmed Jaamac Caloolay

Mustafe Maxamed Khayre.

Maxamed Faarax Miigane

Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil

 Xildhibaan Bashiir Sheekh Xuseen Tukaale

 Mukhtaar Cabdi Jaamac

Mustafe Dayib Suufi

 Sacad Cabdi Xuseen.

 Mukhtaar Muuse Gadhle

 Maxamed Aqli

 Buraale Jibriil Gaaxnug

 Siciid Jaamac Cali.

Mustafe Muxumud Muuse

Cabdirashiid Xassan C.laahi Dhidar

Sidoo kale waxaa hambalyo taa lamida udiray guud ahaan dhalinyarada dalada somaliland ee sonyo iyo shaqaalaha dalada sonyo. Waxayna dhamaan dadkani leeyihiin noqda kuwii aqal galkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo , waxaanan ugu ducaynaynaa baraakallaahu laka wa baaraka Caleyka Wa jama baynakumaa Fil Kheyr.

بارك الله لكم وبارك عليكم وجمع بينكم بالخير