Hargeisa-Shirka Bahda Garsoorka Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeeyey iyo Ujeedka Loo Qabtay Shirkaasi.

Hargeisa(GNN):-Waxaa Maalmihii u Danbeeyey Haayadaha Kala Duwan ee Dhinaca Garsoorka Gaar ahaa Gudoomiyeyaasha Maxkamadaha Dalka uu Shir Uga Socoday Gudaha Caasimada Hargeisa Kaas Oo Lagu Dardar galinayo Hawlaha Dhinaca garsoorka somalilan Gudoomiyaha Maxkamada Dastuuriga ah ee Somaliland oo Shirkan Isagu Soo Xidhay Ayaa Ka Jeediyey khudbad Dheer Oo Ku Taxaluqda Shirkan iyo Waxa Laga baranayey.

Halkan hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.