Madax-dhhaqameedka Iyo Saladiinta Beesha Ciidagale Oo Qaadacay Shirka Beesha Garxaajis

Qaar ka mid ah madax-dhaqameedka beesha Ciidagale oo maanta warbaahinta kula Hadley Magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay shaaciyeen in aaney ka qeyb gali doonin shirka beelaha Garxaajis