Somaliland-Xuska Maalinta Xornimada Shacabka Somaliland Ee 26 June 1960 Oo Loo Diyaar Garoobay iyo Xaflado Lagu Waynaynayo.

Hargeisa(GNN):-Guud Ahaanba Shacabka Somaliland Ayaa Si Weyn Niyada Iyo Qalbiga ugu haya Weynaynta ay Leedahay Xuska maalinta Xornimada  Qaranka Somaliland iyo Shacabkiisa Oo Si Weyn looga Xuso Gobolada iyo Degmooyinka Dalka.

Waxaana La Rajaynayaa In Munaasibad Balaadhan oo Lagu xusayo Xuska Maalinta Xoriyada Somaliland 26 june 1960kii Lagu Qabanayo Caawa Haddii uu Eebe Ogolaado Qasriga madaxtooyada Somaliland Oo Lagu Soo Bandhigi Doono maalintan iyo Muhiimada Ay ugu Fadhido Shacabka Somaliland.

Xasuusta Maalinta Qaran ee 26 June Halkan ka Daawo.