Tacsi Ku Socota Qoyska Reer Xaaji Muuse Cilmi

INAA LI LAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.

qoska reer maxamed xaaji aadan oo Ay ugu horayso , hooyo xaawa muxumed diiriye , Sadiiq maxamed xaaji, iyo xaaskiisa iyo caruurtooda, mustafe maxamed xaaji iyo xaaskiisa ,cabdi maxamed xaaji , iyo xaaskiisa ,siciid maxamed xaaji, aadan maxamed xaaji,iyo xaaskiisa ,Dhamaan Qoyska ilma Maxamed Xaaji waxay tacsi u dirayaan Qoyska ilma Xaaji Muuse oo Aabahood Xaaji Muuse Cilmi uu Ku Geeriyooday magalada Gabiley ,Waxayna illhay uga Baryayaan Marxuum Xaaji Muuse Cilmi in illahay Qabriga u Nuuro Janatu Fardawsana Ka Waraabiyo

Aamiin         Aamiin           Aamiin