Daawo Ardayda Dugsiga Imaamu Shaafici Oo Gabiley Si Rasmiya Ugu Fadhiistay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Fasalada 8Aad Iyo Maamulaha Oo Dardaaran Siiyay

Gabiley(GNN)Dugsiga Hoose Dhexe Ee Imaamu Shaafici Oo Ka Mida Dugsiyada Ugu Waxbarashada Fiican Ayaa Ardaydiisu Waxey Si Rasmiya Ugu Fadhiisteen Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Fasalada 8Aad Maamulaha Iskuulka Oo Ardayda La Hadlay Ayaa Ku Dhiirigalyay In Ay Dadaal Muujiyaan Oo Ay Kaalmaha Hore Ka Galaan Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Somaliland,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE