Daawo-“Haddii Aan Ahay Suldaankii Guud ee Ayuub,Shaqsiyaadka Ka Qayb-galay Shirka Gacan Libaax Waa Siyaasiyiin Xisbiga Waddani Ka Tirsan”..Suldaan

Hargeisa(GNN):-Suldaanka Guud ee Beelaha Ayuub Suldaan Amiin Suldaan Faarax Oo Ka Warmay Qodobo Doora Halka Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.