Daawo-Maayirka Magaalada Gabiley Oo Jawaab Ka Bixiyey Mooshinka Qaar Kamida Xildhibaanada Golahu U Gudbiyeen.

Gabiley(GNN)Maayerka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumer Cabid Oo Xafiiskiisa Kula Hadlay Qaar Ka Mida Warbaahinta Ayaa Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamey Waraaq Mooshin Ah Oo Qaar Ka Mida Xildhibaanada Golaha Deegaanku Ugudbiyen Maayerka Maalintii Shalay Ahayd, Maayerka Magaalada Gabiley Ayaa Waraaqahan Ku Tilmaamay Kuwa Baal Marsan Sifaha Sharciga Ah Ee Loo Mari Karo Kalfadhi Aan Caadi Ahayn,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Maayerka Maxamed Amiin Cabdi Waxa Si Cad Uugu Nuuxnuuxsaday In Ayna Suuragal Ahayn In DHawr Xildhibaan Ay Xilka Qaadaan Wuxuna Bulshad Ugu Baaqey In Mudada Gaaban Ee U Hadhay Golaha Deegaanka Loo Shaqeynayo Si ADag Oo Ka Duwan Wakhtiyadii Laso Dhaafay Si Bulshada Loogu Fuliyo Adeegyo Hormarineed Loona Dhaqaajiyo Kaabayasha Dhaqalaha Iyo Dardargalinta Adeegyada Bulshada,

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE