Daawo Musharaxa Golaha Deegaanka Gabiley Cali Caalim Warsame Oo Garoonka Mo Farah Ee Magaalada Gabiley Kuso Xidhay Tartan Kubada Cagta Ah Iyo Kooxda Ku Guuleystay

Gabiley(GNN)Cali Caalim Warsame Waa Murashax Utaagan Doorashada Golaha Deegaanka Ee  Gobolka Gabiley Wuxu Curinayaa Xeelado Lagu Badbaadinayo Dhalinyarada Si Loogu Jiheeyo Xaga Ciyaaraha Iyo Hormarka Musharaxan Da,yarka Ah Aya Si Iskiiya Waxa Magaalada Gabiley Ku Qabtay Tartan Kubada Cagta Ah Ay Ku Loolamayeen Tiimmka Kubada Cagta Ee Magalooyinka Wajaale Hargaysa Boorama Iyo Gabiley Waxana Maanta Si Rasmiya Ciyaartii Kama Danbaystii Iskugu Yimiday Kooxaha Wajaale Iyo Gabiiley , Waxana Ugu Horeyntii Daahfurey Ujeedooyinka Laga Leeyahay In Dhalinyarada La Dhiirigaliyo Loona Sameeyo Mustaqbal Nololeed Musharaxa Golaha Deegaanka Cali Caalim Warsame, Cumer Cali Maxamuud Iyo Eng Khadar Janaale Ayaa  Cali Caalim Warsame Ku Tilmamay Geesi Ay Mudan Tahay In La Doorto Si Uu Bulshada Ugu Adeego Iyago Cadeeyay In Uu Yahay Qofkii Ugu Horeeyay Ee Si Iskiiya Tartan Uqabta,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE