Daawo Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Magaalada Gabiley Tababar Aqoon Korodhsiya Ugu Qabtay Wariyaasha Gobolka Gabiley

Gabiley(GNN)Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Ayaa Maanta Waxay Magaalada Gabiley Tababar Aqoon Korodhsiya Ugu Qabteen Warbaahinta Ka Hawlgasha Gobolka Gabiley Tababarkan Oo Ahaa Mid Lagu Kobcinayo Korna Loogu Qaadayo Mihnada Saxaafada Iyo In La Helo Hanaan Warbaahintu Ay Ku Amaan Hesho Iyado Gudanasa Waajibaadka Warbaahineed, Falanqayn Iyo Doodo Badan Ayaa Diirada Lagu Saaray In Saxafiga Looga Baahan Yahay In Markasta Uu Ka  Taxadiro Waxkasta Oo Dibindaabyo Kicin Karo Lana Eego Maslaxada Qarankan Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto Ayaa Sharaxaadka Bixiyay Tababarkan Iyo Waxa Uu Daarna,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE