Daawo Warbixin Laga Diyaariyay Waxqabad La,aanta Ku Xeeran Deegaanka Baqadabaal Ee Gobolka Gabiley Iyo Baaq Ay Xukumada Udireen

Gabiley(GNN)Shabakada Wararka Ee Gabiley.Net Iyado Bulshada Uso Bandhigasa Baahiyaha Ay Qabaan Bulshada Ku Dhaqan Deeganada Ku Xeeran Magaalada Gabiley , Ayaa Waxaan Ujarmaadnay Deegaanka Baqadabaal Oo Waqooyi Kaga Beegan Magaalada Gabiley  Dadka Deegaankan Ma Hayaan Barkado Ay Biyaha Ku Kaydsadaan Mana Jiraan Kormeero Lagu Dhiirigalinayo Beeralayda Deegaanka Waana Sababta Keentay In Ay  Maanta Xukumada Codsiyo Udiraan, Bulshada Baqadabaal Ee Gobolka Gabiley  Waxay Tilmaamayaan In Aanay Hayn Adeegyada Dhaqan Dhaqaale Sida Baahiyaha Caafiamadka Waxbarashada Iyo  Beeraha,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Si Kastaba Ha Ahaatee Deegaanka Baqadabaal Waxa Uu Dhanka Waqooyi Ka Saaran Yahay Magaalada Gabiley Wuxuna Ujiraa Masaafo Ilaa 10 Kiilo mitira Bulshada Deegaankan Baaqa Ay Udireen Xukumada Waa Mid Ay Kaga Dalbanayaan In Laso Gaadhsiiyo Adeegyada Bulshada Iyo In Loo Dayactiro Barkadaha Si Ay Biyaha Ugu Kaydsadaan Dadka Deegaankan Waa Xoolo Beeralay Waxeyna Nolol Maalmeedka Kalso Baxaan Xoolaha Iyo Beeraha Iyago Caanaha  U Iibgeeya Magaalada Gabiley Waana Dad Ay Mudan Tahay In La Gaadhsiiyo Adeegyada Dhaqan Dhaqaaale Si Loo Dhiso Mooraalka Bulshada Baqadabaal,

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABLEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE