Deg Deg Daawo Maamulka Wajaale Oo Toga Xadka Ku Yaala Ka Raray Gabi,Ahaanba Ganacsatadii Yaryareyd Ee Ku Dhex Ganacsanayay Iyo Sababta

Wajaale(GNN)Maamulka Wajaale Oo Kaa Shanaya Laamahha Dawlada Ayaa Gabi,Ahaanba Raray Ganacsatadii Yaryareyd Ee Ka Dhux Ganacsanayay Togo Wajaale Ee Ku Yaala Xadka Somaliland  Iyo Itoopiya Waana Faahfaahin Ka Bixiyay Hawlgalkan Maaamulka Wajaale,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

WAJAALE OFFICE