Deg Deg Daawo Wasiirada Gaashaandhiga,Qorsheynta,Iyo Ticnoolajiyada Oo Gabiley Xilka Ukala Wareejay Talyihii Hore Ee Qaybta Iyo Talye Cusub

Gabiley(GNN)Wasiirka Wasaarada Gaashaan dhiga Somaliland Ciise Ahmed Yuusuf Ayaa Maanta Xilkii U Kala Wareejiyay Talyihii hore Ee Qaybta Gaashaanle Dhexe Mursal Warsame Sugule Iyo Talyaha Cusub Ee Qaybta Gobolka Gabiley Gashaanle Sare Ahmed Siciid Maxamed Waxaana Munaasibadani Xilwareejinta ah Goobjoog ka ahaa Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Technolagyyada C/wali Sh C/laahi Suufi Wasiirka Qorshaynta Qaranka Cawaale Ibraahim Shirwac Badhasaabka Gobolka Sanaag Maxamed Ahmed Cali Tiinbaro Saraakiilka Tirsan Ciidanka Qaranka Maamulka Heer Gobol Iyo Heer Degmo Ee Gabiley,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA 

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABIEYNEWSNETWORK(GNN)
GABILEY OFFICE