Deg Deg Daawo Wasiirka Hormarinta Biyaha Somaliland Oo Soo Kormeeray Kaydka Biyaha Wajaale Iyo Ujeedooyinka Socdaalkiisa

Wajaale(GNN)Wasiirka  Wasaarada Hormarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore Ayaa Maanta Soo Kormeeray Mashruuca Biya Galinta Magaalada Wajaale Wasiirku Isago Ka Duulaya In La Helo Biyo Nadiifa Oo Ay Bulshadu Cabto WUxu Sido Kale Soo Kormeeray Kaydka  Biyaha  Ee  Ay Yaalaan Qasabadaha Iyo Tuunbooyinka Loo Adeegsanayo Biyo Galinta Magaalada Wajaale Waxana Wasiirka Si Diiran Magaalada Ugu Soo Dhaweyay Badhaasbka Gobolka Gabiley Gudoomiyaha Wajaale Iyo Masuuliyiin Kale Wasiirka Wasarada Hormarinta Biyaha Ayaa Tilmaamay Qorshayasha Xukumada Ee Ku Saleysan Hormarinta Biyaha  Badhaasbka Gobolka Gabiley Iyo Gudoomiyaha Wajaale Oo Iyaguna Wada Dadaalwayn Oo Xaga Hormarka Ah Ayaa Tilmaamay Muhiimada Biyo Galintu Ay  Wajaale Uleedahay,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

WAJAALE OFFICE