Deg Deg Daawo Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Maanta Cod Gacantaaga Ku Ansixyay Labo Qodob Iyo Maayerka Gabiley Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Xidhitaanka Fadhigan

Gabiley(GNN)Waxa Maanta  Xildhibaanada Golaha Deegaanka Magaalada Gabiley Usoo XIdhmay Kalfadhi 15ad Oo  Maalmahanba   USocday Waxana Lagu Odorasayay Lagagana Doodaya Labo Qodob Oo Kala Ah Dib U Eeegista Miisaaniyada Iyo In La Dhagaysto Go,Aaanada Ay Soo Gudbiyaan Gudida Joogtada Ah,Waxana Xidhitaanka Kulankan Kaso Qaybgalay 16 Xildhibaan  15 Xildhibaan  Ayaa  Cod Gacantaaga Ku Ansixyay Qodobada Maalmahanba Laga Doodayay Gudoomiyuhuna Muu Codeyn,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE