Xildhibanada Burco Oo Si Kulul Uga Dareen Celiyey Hadalkii Maayar Murad ..” Somaliland La Wada Leeyahay Baanu Rabnaa ..” + [Muuqaal]

Burco (Ilays-News):-Badiba xildhibaanada golahadeeganka Magaalada Burco oo maanta warbaahinta la Hadley ayaa waxaa ay sheegen in ay taageersan yahiin hadalo xalay ka soo yeedhay maayarkooda oo sheegaayey in magaalada Burco rabto Somaliland la wada leeyahayXildhibaanada ayaa sheegay in hadalkaasi ay la qabaan maayarkooda isla markaana iyaga uu ku matalo kuna celinayaan in loo baahan yahay Somaliland loo siman yahay oo la wada leeyahay

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET

BURCO OFFICE