Xisbiga UCID Oo Digniin Adag U Diray Maayarada Gabilay Iyo Berbera + Muuqaal

Hargeysa (GNN):- Xisbiga mucaarida ah ee UCID ayaa waxaa

uu maanta dignin adag u diray maayarada Magaalooyinka Berbera iyo Gabilay isla markaana waxaa ay uga digeen in ay mar danbe ku fikiraan inay iska soo sharaxaan xisbiga UCID oo ay hore uga soo baxeen balse markii danbe ay ka baxeen

Xisbiga UCID Oo Digniin Adag U Diray Maayarada Gabilay Iyo Berbera + [Muuqaal ]