Daawo-Afhayeenkii Hore Madaxtooyada Somaliland Oo Aragti Ka Bixiyey Go’aanka Madaxweyne Biixi ee Ku Aadan Haamaha Shidaalka iyo Madaarka Cigaal.

Hargeisa(GNN):-Eng Xuseen Aadan Cige Deyr Oo Kamida Masuuliyiinta  Xilalka Kala Duwan Kasoo Qabtay Xukuumadii madaxweyne Siilaanyo Isagoo Hore U Ahaa Wasiirkii Wasaarada Ganacsiga iyo Afhayeenkii Madaxtooyada Xukuumadii Hore Ayaa Aragti ka Bixiyey Go’aanada Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi cabdi uu Kusoo Wareejiyey Maamulka Kaydka Haamaha Shidaalka Berbera iyo Maamulka Dhinaca Amniga iyo Baarkinka Madaarka Cigaal International Airport.

Halkan Hoose Ka   Daawo-: