Daawo Dugsiga Hoose Dhexe Ee Nasrudiin Oo Magaalada Gabiley Shahaadooyin Ku Siiyay Ardaydii Kaalmaha Hore Ka Galay Imtixankii Sanad Dugsiyedkii Hore

Gabiley(GNN)Dugsiga Hoose Dhexe Ee Nasrudiin Ee Ku Yaala Magaalada Gabiley Ayaa Maanta Xaflad Kuso Xidhay Snad Dugsiyeedkii 2017 Iyo 2018 Iyado Geesta Kalena Shahaadooyin La Gudoonsiiyay Ardaydii Kaalmaha Hore Ka Gashay Imtixaankii Sanad Dugsiyeedkii Tagay,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET