Daawo Muuqaalka Maayerka Gabiley Oo Dhalinyaro Tiro Badan Ujeediyay Qudbad Dhiirigalin Iyo Dardaaran Iskugu Jirta

Gabiley(GNN)Maayerka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumer Cabdi Ayaa Xalay Mar Uu Ka Hadlayay Xaflad Kobab Lagu Gudoonsiinayay Kooxo Ku Guuleystay Tartano Kubada Cagta Ah Oo Dhawaan Ka Socday Garoonka Casriga Ah Ee Mo Farah Ee Magaalada Gabiley Oo Dawlada Hoose Ee Gabiley Malgalisay  Waxa Uu Maayerku Dhiirigalin Iyo Dardaaran Ujeediyay Kumanaan  Dhalinyarada Gobolka Gabiley Ah

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET