Daawo Maayerka Magaalada Gabiley Oo Abaalmarino Gudoonsiiyay Kooxihii Kubada Cagta Ee Kaalmaha Hore Ka Galay Tartanadii Isdaba Jooga Ahaa Ee Ka Socday Garoonka Mo Farah

Gabiley(GNN)Munaasibadan Oo Ay Kaso Qaybgaleen Maamulka Gobolka Iyo Kan Degmada Ayaa Waxa Abaalmarino Lagu Gudoonsiyay Koooxihii Kubada Cagta Ee Ku Guuleystay Tartanadii Isdaba Jooga Ahaa Ee Ka Socday Garoonka Mo Farah Ee Magaalada Gabiley Oo Ay Maalgalisay Dawlada Hoose Ee Degmadda Gabiley,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET