Daawo Shirkada Soo Dajisa Bajaajta Tvs Ee Geele Motors Oo Magaalada Gabiley Keentay Bajaajyo Casriya Oo Qiimo Jaban Lagaa Siinayo

Gabiley(GNN)Shirkada Soo Dejisa Bajaajyada Tvs Ee Geele Motors Ayaa Markii Uhoreysay Magaalada Gabiley Keenay Bajaajyo Casriya Oo Qiimaha Lagaa Siinaya Jaban Yahay Macradka Lagu Iibinayo Bajaajta Waxa Uu Ku Yaaala Xaga Danbe Ee Fooqa Ilma Cali Maraykan Ee Ha Moogaan Ee Hore Ugaadh,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET

GABILEY OFFICE