Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro; Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure oo looga bartay adeeg hufan, qiimo macquul ah, nashqadaha qurxinta Dumarka noocyadooda kala duwan iyo shaqaale macmiisha raalligeliya, waxa uu kuu soo kordhiyey Qalab casri ah, nashqado cusub oo heer sare ah, dharka aroosyada, taashashka iyo adeegyo ku raalligeliya. Haweenkoow ha moogaannina Koofeerka casriga ah ee Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure iyo Panaroma Beuiti salon inaad iska habaysaan habkasta iyo hannaankaad rabtaba halkaasaad ka helaysaan ee hore u gaadha, haddaad xaflado aroos iyo meher leedahay ammaba aad sidaadaba isu qurxinayso, marba ha moogaannina, hana ka habsaamina. Haddaba Hooyga Qurxinta Dumarka ee Panaromahalka ay ku yaallaan aan idiin tilmaamee, booqda xarumaha Panaroma Manicure and Pedicure & Panaroma Beuiti salon oo ku kala yaalla Dhismaha Deero Mool iyo ka soo horjeedka Jameecoweyn sparpartis amma Fooqa xarunta u ahaa xawaaladdii Qaran ee dhinaca waqooyi-bari ee Line-ka bilayska amma agagaarka Mataanaha Dahabshiil ee magaalada Hargeysa amma waxaad kala xidhiidhi kartaa Taleefannada kala ah; 0634425623

Dawlada Saudi Arabiya oo hakisay duulimadyadii ka imaan jiray Canada.

London(GNN):-Talabaadan ayaa u danbaysay xiisad diblumaasiyadeed oo maalmihii lasoo dhaafay circa isuku shareertay taas oo u dhaxaysa dawlada Canada iyo sacuudiga, Shirka dulimaadyada ee boqortooyada sacuudi carabiya ayaa sheegtay in ay hakinayaan dhamaan duulimaadyada u kala goosha labada dal wixii ka bilaabma maalinta isniinta ah,.

Adel al-Jubeir wasiirka arimaha dibadda Sacuudiga  ayaa horay dawlada Canada ugu eedeeyay in ay soo faragelisay arimaha gudaha ee sacuudiga iyadoo adeegsanaysa dad u dhaqdhaqaaqa xuquuqda haweenka, Dawlada sucuudiga ayaa eriday safiirkii Canada u fadhiyay Riyaad sidoo kalena waxay haksay barnaamijyo la xiriira waxbarashada oo labada dal ay kawada shaqayn jireen.

 

Chrystia Freelan wasiirka arimaha dibadda Canada dhankiisa waxa uu sheegay in dawladiisu ay weligeed u taagnoon doonto difaacida  dadka u dooda xaquuqda aadanaha iyo haweenka, Canada ayaa todobaadkii lasoo dhaafay walaac ka muujisay xarig ay boqortooyada sacuudigu u gaysatay dad u dhaqdhaqaaqa xuquuqda aadana iyo haweenka oo ay ka mid tahay gabadha caanka ah ee Samar Badawi , dawlada Canada ayaana ku baaqday in dib loo siiyo dadkaas xoriyadooda.

%d bloggers like this: