Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro; Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure oo looga bartay adeeg hufan, qiimo macquul ah, nashqadaha qurxinta Dumarka noocyadooda kala duwan iyo shaqaale macmiisha raalligeliya, waxa uu kuu soo kordhiyey Qalab casri ah, nashqado cusub oo heer sare ah, dharka aroosyada, taashashka iyo adeegyo ku raalligeliya. Haweenkoow ha moogaannina Koofeerka casriga ah ee Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure iyo Panaroma Beuiti salon inaad iska habaysaan habkasta iyo hannaankaad rabtaba halkaasaad ka helaysaan ee hore u gaadha, haddaad xaflado aroos iyo meher leedahay ammaba aad sidaadaba isu qurxinayso, marba ha moogaannina, hana ka habsaamina. Haddaba Hooyga Qurxinta Dumarka ee Panaromahalka ay ku yaallaan aan idiin tilmaamee, booqda xarumaha Panaroma Manicure and Pedicure & Panaroma Beuiti salon oo ku kala yaalla Dhismaha Deero Mool iyo ka soo horjeedka Jameecoweyn sparpartis amma Fooqa xarunta u ahaa xawaaladdii Qaran ee dhinaca waqooyi-bari ee Line-ka bilayska amma agagaarka Mataanaha Dahabshiil ee magaalada Hargeysa amma waxaad kala xidhiidhi kartaa Taleefannada kala ah; 0634425623

Deg Deg Daawo Gaadhi Xamuula Oo Sidey Sharaab Ayaa Ku Rogmedey Deegaanka Kalabeydh Iyo Khasaaraha Soo Gaadhay

Gabiley(GNN)Gaadhi Noca Loo Yaqaan Shaambooga Oo Ku Raran Sharaab Ayaa Saaka Abaaro 8 Aroornimo Ku Rogmadey Deegaanka Kalabeydh Ee Gobolka Gabiley Dhimasho Iyo DHawaac Toona Ma Jiro Laakiin Sharaabkii Ayaa Khasaaray Waxana Ka Warbixiyay Khasaaraha Soo Gaadhay Mulkiilhii Sharaabka Lahhaa,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET

%d bloggers like this: