Deg Deg Daawo Laba Qof Oo Ku Geeriyooday Ceel Biyood Ku Soo Dumey Deegaanka Agamsaha Ee Gobolka Gabiley

Agamsaha(GNN)Inaalilaahi Wa Inaa  Ilayhi Raajacuun Waxa Maanta Ceel Biyood Ku Yaala Deegaanka Agamsaha Ee Duleedka Degmada Arabsiyo Gobolka Gabiley Ka Dhacday Dhacdo Naxdinteedaleh oo  Laba Qof  Oo Raga   Ayaa Ku Geeridyooday Ceelbiyood Ay Qodoyeen Oo Ku Dhexyaala Beer Bustaanlay Ah, Dadka Deeegaanka Agamsaha Ayaa Warbaahinta Uxaqiijiyay In Laba Qof Oo Ka Mid Ahaa Shaqaalihii Ceeel Biyoodka Qodoyay Ayku Naf Waayeen Kadib Markii Ceelku Kuso Go,Ay Oo Maxmamuaua  Lagu Kalo Magalalauaoa  Ahmed Mohama Ed Xabeeb Iyo Mohamed Faarax Guray Waxana Ka Badbaaday Hal Qof Oo Ka Mid Ahaa Sadexda Qof Ee Ka Shaqeynayay Ceelka Galaftay Nolsaha Labada Qof, Badhaasbka Gobolka Gabiley Mohamed Cismaan Xaaji Ahmed  Iyo  Gifooa,Aua Degmada Arabsiyo Oo Ay Weheliyaan Masullaka Oo  Gurmad Ahaan Ugaadhay Goobta Uu Ceelku Ku Yaalo  Ayaa Tacsi Udirey Labada Marxuum Ee Geeridooday,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Si Kastaba Ha Ahaatee Bulshada Deegaanka Agamsaha Iyo Guud Haanba Gobolka  Ayaa Wali Ku Howlana  Dadaalo  Lagu Doonayo In Dibada Loo Soo Saaro Halka Qof Ee Maydka Ah Ee Caradu Ku Fadhido, Dhacdadan Maaha Midii Ugu Horeysay Waa Mid Soo Noqnoqata Xiliyada Qaarkood,

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN0

GABILEY OFFICE