Deg Deg Daawo Shirkada Dhismaha Ee Xaaji Muuse Oo Ku Guuleystay Qandaraaska Dhismaha Jeelka Wayn Ee Gobolka Gabiley

Gabiley(GNN)Shirkada Dhismaha Xaaji Muuse Combony Ee Gobolka Gabiley Oo Badi Dhistay Guryaha Casriga Ah Ee La Jaanqaadaya Caalamka Ayaa Ku Guuleystay Dhismaha Jeelka Wayn Ee Gobolka Gabiley Waxana Shirkada Ay Ka Guuleystay 32 Shirkadood Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Ayaa Guushaan Soo Bandhigey Kaysa Xaji Muuse Cilmi Madaxa Shirkada Ayaa Dhankiisa Tilmaamay Muhiimada Guushani ledahay,Qaybaha Kala Duwan Ee Buslahda Magaalada Gabiley Ayaa Soo Dhaweeyay Shirkada Xaaji Musue Konistarakshan Combony Iyago Kuu Tilmaamay Mid Haysta Qalabka Casriga Ah Ee Loo Isticmaalo DHismaha,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE