Deg-Deg-Shacabka Ku Dhaqan Gobolka Gabiley Oo Aan U Kala Hadhin Soo Dhaweynta Madaxweynaha Somaliland+Afhayeenka Madaxweynaha oo ka Hadlay Wakhtiga Uu Ku Sugnaan Doono Gabiley

Gabiley(GNN)Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland  Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Maalintii Udanbaysay Ku Sugnaa Gobolka Awdal Ayaa Maanta Uso Jarmaaday Gobolka Gabiley  Wasiiro Ka Tirsan Xukumada Maamulka Gobolka Iyo Kan Degmada Gabiley Ururada Haweenka Ururada Dhalinyarada Ururka Naw Ee Heer Qaran Uqaal Salaadiin Waxgarad Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Iyo Baarlamanka  Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Ayaa Madaxwaynaha Kaga Hortagay Degmada Dilla Iyado Loo Dhigay Rooga Cas Si Loo Tuso Hamuunta Ay Uqabaan Shacabka Reer Gabiley,

Ha Yeeshee Waxa Loo Soo Galbiyay Dhinaca Iyo Deegaanka Kalaeybdh Waxana Halkaa Bulshada Reer Kalabeydh Ugu Soo Dhaweeyeen Si Diiran Ugu Danbeyntii Waftiga Madaxwaynaha Ayaa Soo Gaadhay Magaalada Gabiley Ee Xarunta Gobolka Gabiley Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Isagoo Ka Duulaya In Bulshada La Raaligaliyo Wuxu Socdaalkiisa Ubadalay Mid Uu Bulshada Dhex Lugeeyay Bulshhada Reer Gabiley Ayaa Ahaa Kuwo Jabiysan Iyago Madaxwaynhooga Ululayeen  Caleemo Qoyan, Madaxwaynaha Ayaa Markii Udanbaysay Waxa Uu Socdaalkiisa Kuso Gabagabeeyay Guriga Martida Ee Magaalada Gabiley Iayado La Filayo In Habeenka Caawa Ah Uu Gabiley Udhixi Doona Afhayeenka Madaxtoyada Somalialnd Warbaahinta Sharaxaad Ka Siiyay Socdaalka Madaxwaynaha Ee Gobolka Gabile Wuuna Yidhi,

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET