Golaha Wakiillada oo Markale Soo Bandhigay Fadeexado iyo Caddaymo Musuq-maasuq oo Dul Hoganaya Wasiirro Ka Tirsanaa Xukuumaddii Siilaanyo

Guddoomiyaha gudida daba galka iyo ilaalinta hantida qaranka ee golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Naasir Cali Shire ayaa waxa uu markale soo bandhigay Cadaymo iyo fadeexado musuq-maasuq oo dul hooganaya Wasiirro ka tirsanaa Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka