Hargeisa-Daawo-Arrin Layaab Leh “Ganacsade Kaabado Waaweyn Oo Ku Ilaashado Meheradiisa Ka Dhex Dhisay Badhtamaha Laamiga Hormarta”.

Hargeisa(GNN):-Ganacsadaha National Indho Birta Ayaa Kaabado Caqabad Ku Noqday Isu Socodka Gaadiidka Ka Dhex Dhisay Badhtamaha Hal Bowlaha Wadada Hormarta Oo Uu Ugu Talo Galay Inuu Ku Ilaaliyo Meheradiisa iyo Kaalinta Shidaalka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Kaabadaha Laga Dhex Sameeyey Badhtamaha Wadada Suuqa Gobanimo ee Idaacada iyo Caqabadaha Ay Kala Kulmeen Bulshada Jidkan isticmaashaa.