Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro; Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure oo looga bartay adeeg hufan, qiimo macquul ah, nashqadaha qurxinta Dumarka noocyadooda kala duwan iyo shaqaale macmiisha raalligeliya, waxa uu kuu soo kordhiyey Qalab casri ah, nashqado cusub oo heer sare ah, dharka aroosyada, taashashka iyo adeegyo ku raalligeliya. Haweenkoow ha moogaannina Koofeerka casriga ah ee Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure iyo Panaroma Beuiti salon inaad iska habaysaan habkasta iyo hannaankaad rabtaba halkaasaad ka helaysaan ee hore u gaadha, haddaad xaflado aroos iyo meher leedahay ammaba aad sidaadaba isu qurxinayso, marba ha moogaannina, hana ka habsaamina. Haddaba Hooyga Qurxinta Dumarka ee Panaromahalka ay ku yaallaan aan idiin tilmaamee, booqda xarumaha Panaroma Manicure and Pedicure & Panaroma Beuiti salon oo ku kala yaalla Dhismaha Deero Mool iyo ka soo horjeedka Jameecoweyn sparpartis amma Fooqa xarunta u ahaa xawaaladdii Qaran ee dhinaca waqooyi-bari ee Line-ka bilayska amma agagaarka Mataanaha Dahabshiil ee magaalada Hargeysa amma waxaad kala xidhiidhi kartaa Taleefannada kala ah; 0634425623

Hargeisa Daawo-Hal-Abuurka Ganacsiga”Dhidar Super Market Iyo Adeegyada Cusub Ee Uu Usoo Kordhiyay Macaamiisha”.

Meherada Casriga Ee Dhidar Super Market Ayaa kamida Tukaamada horumarka ku talaabsaday ee Maalinba Maalinka ka danbaysa bulshada caasimada usoo kordhiya Adeegayada ay ubaahan yihiin kuwaasi oo shacabka xaafada caasimada hargaysa kaga maarmeen alaabihii kala duwan ee ay meelo  ka fog ka doonan jireen.

dhidar upre market

Masuuliyiinta Tukaanka caanka ah ee Dhidar Super Market ayaa Bulshada ku dhaqan caasimada Hargaysa ugu bushaareeyay waxyaabo kala duwan oo ay usoo kordhiyeen

Halkan Ka Daawo Muuqaalka; Dhidar Super Market Iyo Waxyaabaha ku cusub;

 

%d bloggers like this: