Maxbuus Dil Geystay Oo Lagala Baxay Jeelka Weyn Ee Magaalada BUUHOODLE Iyo Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay.

Xildhibaan Cabdixakiin Cumar Faarax (Budeeye) oo ka mid ah golaha guurtida Somaliland ayaa sheegay in maxbuus dil ku xukunaa lagaga baxay xabsiga magaalada Buuhoodle waxaanu farriin u diray laamaha amniga, Halkan hoose ka DAAWO