“Shaqadii DP World Ee Dekeddu Way Bilaamaysaa, Madaxweyne Biixi Ayaa Dhagax Dhigi Doona Bisha…” Wakhtiga Rasmiga Ah Ee La Bilaabayo Dhismaha Iyo Ballaadhinta Dekedda Berbera Oo La Shaaciyay

Hargeisa(GNN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la qaatay guddida agaasinka iyo goobaha cashuuraha ka caaggan (Free zone) ee marsada caalamiga ah ee Berbera, waxaana la shaaciyay wakhtiga la bilaabayo ballaadhinta dekedda Berbera, Halkan hoose ka DAAWO